Riyada nin tuug ah oo dadka dhacayo iyo naag sixirooley

Riyada nin tuug ah oo dadka dhacayo iyo naag sixirooley

Su’aasha: Asc walalaha daruur aada umahadsantihiin Waxan ku riyooday riyo xun inago badan jidka wxu ino galay nin dadk dhacayo aniga waxan dhahy wn isk celin karna ee ku heeraara kdib dadki way cabsaden Dadk wxe waten w laga aruursaday lkn ani taas wn ka badbaaday ninki geesinimadada wn k hely ayu idhahy Wu na […]

Riyada gabar garaacayso gabar kale

Riyada gabar garaacayso gabar kale

Su’aasha: asc wllo waxku riyodey ano garacaya dilaya gabadh an jaar ahan jirney hada se jar ama daris ma nihin dhulka jiiftey dhirbaxo waxba la dhayy inbadan wan qaracayey iskama key celineyn waxn ahy gabadh an guursan gabdha an qaracayeyna hada mel ay ku noshey ma aqan. Jawaabta: Waxay tusinaysaa riyadan inuu jiro qof adiga […]

Riyada cunitaanka qaraha ama xabxabka

Riyada cunitaanka qaraha ama xabxabka

Riyada cunitaanka qaraha ama xabxabka Su’aasha: asc wllo waxn ku riyodey ayeedey iyo hooyadey oo cunayo xabxab ama qare madow ana waxn ku laha wa maxay qarahan madow. Jawaabta: Riyada cunida qaraha ama xabxabka madow waxay tilmaamaysaa jirro iyo dhibaato, xabxabka madow markuu yahay waa marka uu hallaabay oo xumaaday oo bushi galay, marka riyada […]

Riyada buunka qiyaame iyo dabayl daran

Riyada buunka qiyaame iyo dabayl daran

Su’aasha: Asc wll waxan arke riyo madaxeyga ka bixi la ila hada Waxan ku riyooday iyadoo suurkii qiyaamaha la yeerinayo dabeel badanne ey socoto aniga kursi aan ku fadhiye ayaan ka dhacay waana ashahaatay kidib ina dhinte anoo isku moodo ayan soo kacay anoo dhahayo alla sakaraadka ayan dhadhamiye oone dhahayo rabiyow raxmanow anoo ashahaadanayo […]

Riyada goosaha qofka ka daadanayo

Riyada goosaha qofka ka daadanayo

Riyada goosaha qofka ka daadanayo Su’aasha: SC  qofkii ku riyodo asoo goosaha ka daadanaya maxaa lagu fasiri karaa riyadas  fadlan jawaab aan idinka helo wad mahadsan tihiin. Jawaabta: Gowska haduu yahay mid aan bulunbuli lahayn oo uu dhaco wuxuu tilmaamayaa qofka inuu shaqadiisa waaynayo ama faqri inuu qabsanayo ama musiibo ay qabsan doonto, guud ahaan […]

Riyada anoo dhex socda labo gabdhood

Riyada anoo dhex socda labo gabdhood

Su’aasha: Asc bahda daruur Jazakaallh Waxan ku riyooday ani io laba gabdhod io walalhood io walalkey wana ilma yaryar labadii gabdhood mid ka mid eh aya so bax igu dhahde waan so race marki inyar la socday ayaan ka tilaaba dheerey waxan ka daba tagay gabadhi kale ayadane soo labo mana raaceysid aye igu dhahde […]

Waxaan ku riyooday gabar aan haasaawe wadaagno oo mataano ii dhashay

Waxaan ku riyooday gabar aan haasaawe wadaagno oo mataano ii dhashay

Su’aasha: Asc walal waxaan ahay ruux riyooday kuna riyooday gabar aan haasaawe wadaagno ayadoo 2mataano ah idhalayso mid aw yahay wiiil midka kalena ay tahay gabar markiii aan caruuurta habsiiyay ayaan indhaha kala qaaday Alaha kubarakeeyo walal intii aqoontaada ah waxan jeclaan lahaa ina ifasirto Waxaana ku noolahay dalka south Africa website kaaga waxaan ka […]