Riyada dukaan oo layga dhacayo

Riyada: asc walaalaha daruur dhamaan tiin sln kadib waxan riyo ku arkay xly anigo dukan la iiga taganayo oo dhex joogo baan waxan is arka aniga oo joogo mel dukankii anigo 10km mel ujirto aan hadana joogo qab aan utagayna aan garanayn sida aytahayna marka solabanayo dukankii lagaga tagay so fiiri isdhahay waxa iga hor […]
Riyada suuqa lagu dhex cunayo moos iyo beer

Riyada suuqa lagu dhex cunayo moos iyo beer Su’aasha: ASC gudomiye: waxan Ku riyooday anigoo meel suuq ah dhex maraayo oo cunaayo beer iyo moos. Jawaabta: Gudoomiye waan kaa qaaday, riyada cunidda mooska waxay tilmaamaysaa barwaaqada badan aad heli doonto mooska waa khayr aduun iyo aakhiro, mooska wuxuu ka mid yahay geedaha janada ee Quraanka […]
Riyada anigoo madaxtinimo la ii dooranayo

Su’aasha: asc dhaman walaalaha daruur sln kadib waxaan mucjiso igu ah xly riyo layaableh baan arkay waxan arkay aniga oo madaxweynaha wadanka la idoranayo waliba aniga majecli mana kumashqulo siyaasad mana dawado mana dhagaysto xataa dadka oo kushekesto ma akfariisto sida aytahay xly waa markii igu horeysay aan arkayo waxa igu dhalisay baa ah dad […]
Riyada dhalmada safarka oo sahlan

Su’aasha: Asc bahada daruur waxaan ku riyoodaya ani iyo ninkayaga oo ku safrayna dhul dooga ah Waxaana laha uur lkn wadada intàn ku jiray waxaa iqabatay fool si dhib yar ayaan u dhalay wiil markiiba naas kaan siiyay waana nuugayaya Dadki ila jaoogay iyo ani aad baan u faraxnay waxay dadku igu lahaayeen ilahay ayaa […]
Riyada walaalkay oo naag madow ah naaskeeda caano ka cabayo

Su’aasha: Walaalkay oo xaas leh aya wuxu ku riyooday asigo naag madow ah naskeeda caana ka cabaayo hadii o San cabin caanahaas u dhimanaayo. Jawaabta: Riyada ma fiicna wax xun ayay tilmaamaysaa, caanaha uu nuugayo naaska haweeneyda madow waxay riyadaas sheegaysaa jirro iyo murug iyo rafaad, waxaa kaloo lagu fasiraa in lacag la’aan ay qabsanayso, […]
Riyada kabaha quruxda badan

Riyada kabaha quruxda badan Riyada: ASC gudomiye : waxaan Ku riyooday anigoo gaari Kula dhexjira nin aan garanayn wato _ ninkaas waxa uu xirnaa kobo u ek kobaha Nike laakiin Ka Duwan oo qurux badan oo lugaha laga dhex arkaayo oo kalarkoodo yahay orange lakin Ka ah hoos normal sida kobaha Nike oo kale cadi […]
Riyada qofkii waayo ilmaha yar uu dhalay oona webiga ag jooga

Su’aasha: Asc wll waxan xalay ku riiyooday aniga iyo xaaskeyga , wiikkeyga iyo gabar duumashiday anaga oo joogna meel wabi ah kumana qubeysan lakiin agtiisa ayan fadhinay lakiin marka dambe waxan wayay wiilka yara waxana leeyahay wabiga amuu ku dhacay ama yaxas ma cunay anoo raadinaya oo qeylinaya soo kacay haddan indhaha kala qaadaba waa […]

