Riyada aniyo gabadh adeerkay dhalay iyo gabdho kale
Riyada:
Asc waad mahadsan tihiin guud ahaan webka daruur Allah macak
waxaan ku riyooday anoo la jooga gabadh adeerkay dhalay oo aan Kala wadan joogno oo Bari hore iigu danbaysay iydoo la fadhida gabadh kale Ana aan la joogo oo aan dhabteeda ku jiifo oo iyaguna indhaha i qaqabanayaan oo ay qoslayaan marna sanka sidaas ii qaqabanayaan
ayaan waxaan dareemay in uu naqasku I hayo waankasoo baxay tukaan ayaan caagad biyo ah ka iibsaday oo aan madaxa ku maydhay
waxaan umalaynayaa inaan cabayna
Allah mahadleh.

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa inaad guursan doonto haween badan, waxaa laga yaabaa inaad noqon doonto nin xaasas badan yeelan doono oo xaasaskiisa ay iska warhaynayaan, qaabka ay riyada tahay waxaa laga fahmayaa dumarkaas inay noqon doonaan dumar mustaqbalka aad heli doonto.
Naqaska ku hayayna waa dumarkii hawada kaa qabsanaya oo aad uga baadbaadi doonto cadaaladda iyo khayrka aad samayn doonto biyahaana astaan u ah oo aad madaxa ku shubanayso si aad u qabowdo.
Gabar adeer dhalay ayaan jeclahay iyadana ma oga
The dream indicates that you will marry many women, you may be a man who will have many wives and his wives will be aware of each other, from the way the dream is understood that these women will be the women you will find in the future.
The woman who is holding you in her arms is the woman who will take your breath away and will make you forget the justice and goodness you will do, and the water that you pour on your head to cool you down is a symbol of this.
