Riyada qof garoon banooni dhex fadhiya

Riyada qof garoon banooni dhex fadhiya

Riyada qof garoon banooni dhex fadhiya Riyada: Asc waxaan arkay anoo dheh marayo garoon bonooni ee xaafada ku yaalo, marka socday abaar gadaal soo fiirshay waxaan arkay nin fadhiyo garoonka dhexdiisa dhulka ,garoonkana waala buuxaa dad markaas, marka indheheyga ku dheceen ninka waan xanaaqay ,ninkana waan aqaanaa maxaa lagu fasiraa idinkoo mahadsan. Fasirka: Riyada waxay […]

Naag ayaa ku riyootay inay ku jirto umul naago ay taqaano u kaalmeynayaan

Naag ayaa ku riyootay inay ku jirto umul naago ay taqaano u kaalmeynayaan

Su’aasha: Naag ayaa waxay ku riyootay in ay ku jirto umul ,naago ay taqaano u kaalmeynayaan , maxaa lagu fasiraa riyada? Jawaabta: Riyadan waa in laga eegaa dhnaco badan haddii ay gabadh aan la guursanin ay tahay riyada waxay tusinaysa jirro iyo cudur inuu ku dhici doono gabadhan riyada aragtay, haddii ay dhalmo argato oo […]

Waxan ku riyooday anigo jiifo daqada ayan ka arkay nin camera wato

Waxan ku riyooday anigo jiifo daqada ayan ka arkay nin camera wato

Su’aasha: Asc Wll allaha ku barakeyo waxan ku riyooday anigo jiifo daqada ayan ka arkay nin camera wato waan ka lexday markas ayuu qoslaya wuxu iso jediye mobilkisa video aniga iyo gabar familkeya ka mid eh iyo sawirkeyga ninki hadalka ayan u jilciyay daaqada ayuu mobilka iga tusayay mobilkii ayan xoog uga dafay asne wuu […]

Riyada gabadh aan ilmader nahay iyo gaadhi aad u qaaliya

Riyada gabadh aan ilmader nahay iyo gaadhi aad u qaaliya

Su’aasha: Asc waad mahadsan tihiid gud ahan webka gaar ahan culimada sida sharafta badan ee cilmiga waynle kor ilaahay ha idiin qaado Allah macak Waxan ku riyooday anoo wata oo fushan gaadhi cadoo aad u qurux badan oo cusub wayn oo waasac ah nooc aad u qaaliyuuu ahaa parado ah land cruiser ayaa waxaa ila […]

Riyada gabadh aad u qurux badan oo naasaha is saartay

Riyada gabadh aad u qurux badan oo naasaha is saartay

Riyada gabadh aad u qurux badan oo naasaha is saartay Riyada: Asc waad mahadsan tihiid gud ahan webka gaar ahan culimada sida sharafta badan ee cilmiga waynle kor ilaahay ha idiin qaado Allah macak Waxan ku riyooday anoo furaash ku jiifa ayaa waxaa ila joogtay gabadh aad u qurux badan ilaa xad oo indho waawaynle […]

Riyada cabsida badan leh maxaa lagu fasiri karaa

Riyada cabsida badan leh maxaa lagu fasiri karaa

Su’aasha: SCW qofka mararka qar wuxuu ku riyoonaa riyo cabsi lix sida asoo meel kasoo dhacaayo ama gaari dhufanayo ama mas qaniinayo ama guriga uu ku jiro gubanayo asoon ordi karin qofka ridas markuu arko wuxu soo toosaa asoo wadnaha garacmayaan marka maxaa la dhihi karaa riyadaa? Jawaabta: Riyada cabsida leh inta badan shaydaan ayay […]

Waxan ku riyodey walashey 5 jira oon xanbaarsanahay

Waxan ku riyodey walashey 5 jira oon xanbaarsanahay

Su’aasha: asc wll ifasir riyadan Waxan ku riyodey walashey 5 jira oon xanbaarsanahay gacantana waxan ku sitey cunto bisil oon laha weynu cuneynaa kadib wa socdey cabar socdey geedba i qabsadey wan dhibtoodey kadib hablo mesha joogay ba iga furfurey kadib sidiban socodki isakaga watey walasheydi an xamnbarsana ma isu bedeshey inanyaro qurux badsn marada […]