Riyada hooyo da’ ah uur leh
Su'aasha:
Asc
Wll qof ayaa ku riyooday hooyadii oo da' ah blse
Cunug caloosha ku sida.
Maxa lagu fasiraa ruyada.
Jawaabta:
Qofkii riyo ku arko hooyadiisa ama hooyo kale oo uur leh iyadoo weyn oo dhaaftay da'da dhalmada riyadaas…