Waxan ku riyoodey wiil an aqaan oo qadaya maacunta cunada lagu cuno

Su’aasha: Asc wll waxan ku riyoodey wiil an aqaan oo qadaya maacunta cunada lagu cuno ama weelka waxay ahayen dhoobo cad cad isago online ku ibinaya social media kama shaqeyo shaqadas a sidisa cadigana. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inuu guur kuusoo dhow yahay haddii aad tahay gabar wali la guursanin, haddii lagu qabo ninkaaga ayaad […]
Riyada qaniinida ayga xun ee uu qaniinayo saaxiibkaa

Su’aasha: Waxaan ku riyooday anoo la fadhiyo saaxiibaday kadibna waxaa ushisheeyey saaxiibkay , inankaas moobilbuu isticmaalayay waxaa meeshii soo maray ay farabadan inankii wuu iska foodhiyay isagoo moopilka ku fooraro oo Dan iyo muraadtoona kalahayn aygii udanbeeyey isagood moodo dacawo xanaaqsan ayuu ku soo booday oo garabka ka qaniinay Ana waan aryay intaa kadibna waxaan […]
Riyada macalinka quraanka oo qof quraan saaraya

Su’aasha: Asc waad ku mahadsantahay ,waxaan ku arkay nin macalin qur’aan ah oo garanayo masjid dhehdiisa ku jirno , asaga oo ku akhrinaya qur’aan qof,anigana hortiisa taaganahay, maxay noqoney? Jawaabta: Riyada waa riyo fiican waxay tilmaamaysaa inaad gaari doontid dantaada oo Ilaahay kuu sahli doono muraadka aad leedahay waa khayr iyo bishaaro, quraanka waa kalaamka […]
Naag xaamilo haday ku riyooto ninkeedoo u tagaya

Naag xaamilo haday ku riyooto ninkeedoo u tagaya Su’aasha: scw naagta xaamilada ah haday aragto ninkeeda u galmoonaya iyadoo raaxo macaan daran daremyso riyadas maxaa lagu fasiri karaa, wax biyabax dhab ah ma dhici markay soo kacday qoyaan iskuma arag. Jawaabta: Naagta uurka leh hadday riyo ku aragto iyadoo ninkeeda u gomaanaya asigana oo si […]
Nin wuxuu arkay asagoo wato mooto laba lugaaley

Su’aasha: Asc nin wuxuu arkay asagoo wato mooto laba lugaaley, oo marayo gurigiisa gadaashiisa , derikiisa waxay dhigeen wadada caro badan , marka u dhawaaday waxay usoo baxaday waddo nadiif ah, maxay tahay arintan?. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa ninkan inuu gaarayo dantiisa inkastoo laysku dayi doono in laga reebo inuu gaaro dantiisa laakin marka ugu […]
Riyada wax guul aad ka keenayso maxay noqon

Su’aasha: Wll riyo guusha aan ka keenay maxay noqon kartaa dad iga soo horjeedaan miyaa ka guulaysan doonaa. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa dhab ahaan guusha ku sugayso haddii aad arrin faraha kula jirto waxbarasho ama shaqo ama ganacsi ama wax kale guul ayaad ka gaaraysaa inshaa Allaah, farxad ayaad heli doontaa, riyada wax guul laga […]
Waxaan ku riyooday anoo safara oo gabar yaroo xijaaban wata

Su’aasha: Asc bahda daruuro xalay waxaan ku riyooday anoo safara oo gabar yaroo xijaaban wata waxaa hayay wado waxaana i horsocday wiil mudo hore iigu danbaysay isna safara lug ah sidayday gabdha waan xanbarsanaa ilaa 2 jir bayna ahayd xijaabna way qabtay wayna ila sheekaysanaysay waan socon bay ilahayd waxana lahaa markàn magalada u dhawaano […]

