Browsing Category

Riyooyinka – Dreams

Fasirka riyada Daruur

Riyada xirashada dahabka

Riyada xirashada dahabka Riyada: Waxaa ku riyoday anigoo set dahab xiranaayo oo dhameystiran mid ii yaal ma ahan lkn riyada kadib qadka ku arkay sheik ii fasir adigo mahdsan allha ha kaa raali noqdee Fasirka: Riyada waxay…

Riyada kaxeynta geela waa maxay

Riyada kaxeynta geela waa maxay Riyada: Laba habeen oo isu dhaw ayaan ku riyooday anoo geel wada habeenka hore geelaan waday muu badnayn 3 ama 4 meelahaasuu ahaa qaarbaa dhalayay mid ama laba meel barwaaqo ah ayaan marayay hooya ila…

Riyada cunida hilibka karsan

Riyada cunida hilibka karsan Riyada: Asc sheekh waxaan ku riyooday aniga oo jooga meel alla bari ka jiro islaan ayaa haysay wiil yar ay gabar uhaysay markay ku daashay ayay idhiibtay markaa ayaan ka walwalay inuu igu kaajo waayo salaad…

Riyada dhimashada walaasha

Riyada dhimashada walaasha Riyada: Shiikhow waxaa ku riyooday walaashay dhimaneyso weyna nooshahay meydkeedana la waynaayo Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa gabadha haddaan wali la guursanin in la guursanayo Dhimashada…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More