Gabar ku riyootay daayeer iyo dameer iyo beer qurux badan

Gabar ku riyootay daayeer iyo dameer iyo beer qurux badan Su’aasha: Asc wllo waxn ku riyodey anigo joogna beer qurux badan caws ka baxay oo dooga kadib waxan sitay canjeelo hudheel ayan galnay kadib gabadh an aqano ayan ku arkay oo buuran wan salamay gacanta kadib wan iskaso baxnay beerta tagnay waxa naguso yacay danyer […]
Riyada qof xanuunsan oo la leeyahay wuu caafimaadayaa

Su’aasha: Asc waxaa jirta gabadh walaashay oo xanuunsan xalay waxaan ku riyooday iyadoo la leeyahay Jin baa hayo wuuka baxayaa mar dhow way caafimadeysaa maxaa lagu fasiri karaa riyadaas Su’aashii aheyd rasuul Somali ah inuu jiray Malaga yaabaa faah faahin dheeraad ayaan uga baahanahay ma waxaa ula jeediin waa macquul in uu jiray. Jawaabta: Riyada […]
Riyada habeen kasta ah maxay ka dhigan tahay

Riyada habeen kasta ah maxay ka dhigan tahay Su’aasha: Asc walaalaha Daruur ee qaaliga ah waxaan ahay wiil dhalinyaro ah oo 20 jir waayadii hore way yareed Riyadeeda xili horena ma seexan jirin balse wayadan dambe mushkilado ayaa ila soo darsay dhaqso ayaana seexdaa waxaan arkaa riyooyin is daba joog ah qaarkood waan hilmaamaa qaarna […]
Riyada ceelka dheer inaad ku dhacdo aad ka cabsaneysid

Su’aasha: Asc wll Laba Su,aal ayaan doonayey inaan idin weydiyo lkn anigoo amarkiina u hogaansamaya Laba posti ayaan kasoo kala dhigayaa sida aad na farteen Wll waxaan ku riyooday Ceel dheer oo la qodayo ninka qodayana uu kasoo baxay oo aad umaleyneesid in ceelka uu dumi rabo oo kale oo aan ka cabsanayo in aan […]
Waxaan arkay anigoo warqad wax ku qoran wato

Su’aasha: Asc, waxaan arkay anigoo warqad wax ku qoran wato, oo an lasocdo naag iyo ninkeeda qaaraabo nahay, abaar kadib kala tageena , waxay igu dhahday berri beerta manoo raaceysoo ? Waxaan ku dhahay , imtixaanaa isocdo ! Jawaabta: Riyada waxay tilmamaysaa arrin ku saabsan ninkaas iyo naagtiisa inay kusoo gaari doonto waana arrin muhim […]
Gabar ku riyootay iyadoo cunaysa moos aad u weyn

Su’aasha: Asc walal waxan ku riyooday anigo cunaayo moos aad u weyn oo halkiisa xabo aan la dhamayn karayn kaas oo ka baxay gurigeena maxay noqon kartaa Jawaabta: Riyada waxay tusinaysaa inaad heli doonto arsaaq waasac ah iyo nolol aad u barwaaqo badan mooska wuxuu ka mid yahay cuntooyinka janada waa bishaaro riyada inshaa Allaah. […]
Riyada qof Mindi kuu wata aad iska celinayso

Su’aasha: Asc webka Daruur walaalaha Daruur aad ayaan ugu mahadcelinayaa Wll waxaan xalay ku riyooday qof Mindi ii wato oo raba inuu igeliyo mindida anigana inaan iska celiyo ayaan rabaa Marka uu ila soo aado gacanta ayaan ka qabanayaa mararka qaar anaaba aadayo isagoo Mindi wato ayaan kahortagayaa isagana wuu ila dagaalayaa Wuxuu rabaa inuu […]

