Walaashey waxay ku riyootay aabe oo la dilayo

Walaashey waxay ku riyootay aabe oo la dilayo

Su’aasha: asc walalaha daruur aad ugu xiranahay keep going idin leeyahay een waxan rabay in riyadan laiifisiro aabaheyga isbuucan dhexdiisa ayuu soo iibiyay dhul uulahaa oo lacag badan uu kusoo iibiyay nolosheenana sidii hore waa kabadalantay alx lkn gabar iga weyn walashee ah ayaa waxee kuriyootay xaleey aabe oo la dilayo oo xabad lagu dilaayo […]

Aabahay iyo hooyaday oo dhintay ayaan ku arkaa riyo

Aabahay iyo hooyaday oo dhintay ayaan ku arkaa riyo

Su’aasha: Asc bahda daruur waan idin salaamay Waxaan riyo ku arkaa inta badan aabahay iyo hooyaday oo dhintay siiba bilahan dambe aad baan u arkaa anakoo maraxaladii caadiga ahayd ee markay nooolaayeen uun iskaga jirna hawlahanagii caadiga ahaana iska qabsanna uun sidii markay noolaayeen oo kale Mark maxaa la dhihi karaaa. Jawaabta: Guud ahaan aragtida […]

Waxaan arkay nin adeer igu aadan joogo masjid

Waxaan arkay nin adeer igu aadan joogo masjid

Su’aasha: Asc , waxaan arkay nin adeer igu aadan joogo masjid xaafad kasoo guuray agtiisa waana salaamay, asagana madegana xaafadda , maxay noqoney ? Jawaabta: Riyada adeerka guud ahaan way fiican tahay, waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto garab iyo qof ku caawiya oo aad kala tashato wixii dhib ah ku haysta, adeerka wuxuu taagan yahay […]

Naag afartanka dhaaftay aan raaxo dareemin maxaa daawo u ah

Naag afartanka dhaaftay aan raaxo dareemin maxaa daawo u ah

Naag afartanka dhaaftay aan raaxo dareemin maxaa daawo u ah Su’aasha: scw aad ban ugu mahadsan tihin webkan qimaha badan waxan ahay marwo dhaaftay afartanka waligay raaxo gariir ah ma gaarin oo biyobax ah taas maxaa sabab u ah la dhihi karaa jiro miyaa, waxan maqlaa dumarka inay gaaraan raaxada biyabaxa aniga waxn iskuma arko […]

Riyada gabadh yaroo qurux badan afka laga jaqaayo

Riyada gabadh yaroo qurux badan afka laga jaqaayo

Su’aasha: ASC ALLAH MAHADLEH WAADKU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANOO GABADH YAR OO ILAA 10 JIR AH AMA 11 JIR AH AAD U QURUX BADAN OO AANU JAAR NAHAY AFKA KA JAQAAYA OO NAASAHA QAQABANAYA WALIBA AAD UGU FARAXSANAA ALLAH MAHADLEH Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad […]

Waxaan ku riyooday wiil an jeclahay inaa is guursano rabo

Waxaan ku riyooday wiill an jeclahay inaa is guursano rabo

Su’aasha: Waxaan ku riyooday wiil an jeclahay inaa is guursano rabo isaga walalkisa guriga noogu imanayan anagana cunto karinay silent hadana marka waxaa arkay ayago dad badan la socdan gurigena so galayan dadkas ajaanib ahaayen. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa xaalkaaga inuu is badali doono nolol cusub inaad bilaaban doonto mustaqbal inaad yeelan doonto, ninkaas haku […]

Waxaan arkaa haben walba anigoo Somalia ku riyonaya

Waxaan arkaa haben walba anigoo Somalia ku riyonaya

Su’aasha: waxaan arkaa haben walba anigoo Somalia ku riyonaya iyo anigoo riyo ku jooga wadaanka somalia lkn waxaan jogaa sweden waxaana la yaaba riyada igu soo laab labaneso markasta. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa qalbigaaga inuu aad ugu xiran yahay soomaali waadna tagi doontaa, riyadan soo noqonoqonayso waxay tusaysaa inay xaqiiqo tahay soomaali ayaad u xiistay […]