Riyada ninka iyo naagtiisa isla socda

Riyada ninka iyo naagtiisa isla socda

Su’aasha: Asc , naag iyo ninkeeda ayaa socday , naagta waxay sidaa baaf , beeshan iyo saxan yarka diishka , ninka waa ka haray abaar kadib, naagta waxay meel geedo agaaran badan leh oo cariiri ah, qaaday , waxay heshay bajaaj way hishiin waayeen maxay noqoney ? Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa noloshooda inay isbadali doonto […]

Waxaan ku riyooday gabar an aqaano anigoo bigri jibinaayo

Waxaan ku riyooday gabar an aqaano anigoo bigri jibinaayo

Su’aasha: Asc asxaabta dhamaan/salaan kadib/waxaan ku riyooday gabar an aqaano anigoo bigri jibinaayo Hadane la seexanayo xoogaa yar mexee tahay riyadaas. Jawaabta: Waxay tilmaamaysaa riyada inaad heli doonto nolol cusub oo farxad leh waxaana kuu furmi doono albaabada arsaaqda haddaad tahay qof ganacsade ribix badan ayaad heli doontaa ganacsiga waad ku guulaysan doontaa, bikaarada waxay […]

Riyada kab la’aanta iyo raadinta kabaha

Riyada kab la'aanta iyo raadinta kabaha

Riyada kab la’aanta iyo raadinta kabaha Su’aasha: Waxaan ku riyooday anigoo dacas la aan socdo hadana qofkasta uu i weydiinaayo dacaskeyga anigana aan raadinayo meel kabo lagu gado dareemayo xanuunka kab la aantu leedahay bal midaasna iifasir Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa wax inaad waayi doonto waxay noqdaanba riyada kabaha aad la’dahay waa arrin murugo leh […]

Riyada faras cad dhintay oo faras kale dul taagan

Riyada faras cad dhintay oo faras kale dul taagan

Su’aasha: Asc wllo waxan ku riyodey faras cad oo la cunay inu ey cun aya la ishegay raqda faraska waxa dul tagnaa faras kle oo buuran quruxbadan marka raqda faraska wu aha mid madhay ama inbadan kaso waregty wuxu u eka qalfoof inta kurta uunban cadi u muuqatey Khyr ban rajeynya alle ha idin sharafo […]

Riyada anoo la ileeyahay waxbaa dishay

Riyada anoo la ileeyahay waxbaa dishay

Su’aasha: Asc sxb waaanku salaamayaa salaan bacdigeed mar dhexdaas oo bil ka soo wareegatay ayaan habeen ku riyooday anoo gaari saaran hadana gaarigii i dhaafiyey meeshii aan rabay maahe meel kale ka dibna intaan gaarigii ka degtay aan dhex galay xaafad aan aqoon markaasa waxaan isku dayey inaan weydiiyo dad culimo u ekaa oo meesha […]

Riyada wiilal biyo ku dhacaayo oo aan badbaadinayo

Riyada wiilal biyo ku dhacaayo oo aan badbaadinayo

Riyada wiilal biyo ku dhacaayo oo aan badbaadinayo Su’aasha: Asc wll waxan xalay ku riyooday anoo laba wiil oo yar yar ah lajooga waxan fadhinay meel biyo marayaan wiil kii waynaa ayaan iri ii soo dar biyaha markaas ayuu biyihii ku dhacay kii yaraana markaas ayuu biyihii galay anigii wan ku booday ee kii yaraa […]

Riyada qof dil toogasho ka badbaadaya

Riyada qof dil toogasho ka badbaadaya

Su’aasha: Waxa ifasirtan riyada ah wxn ku riyooday anigo ley dili rabo o dadka dhan leysku so baaxshay waxa ahyn aniga io labo gabdhod o kle waxa larabay in nala toogto anago waxba galabsan dadki xaafada dhan ba leyskugu yeeray si nalo toogto waxa leyskugu yimaaday meel banaan ah Marks ba waxa nalala keenay mesha […]