Riyada anoo madax ah oo aad la ii ilaalinayo

Su’aasha: ALLAH MAHADLEH ASC WAAD KU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANOO MADAX NOQDAY 4 GAADHI OO LANDCRUISER AH OO WADA MADOW OO ISKU MID AH INTAAN FUULAY INTAN JIDKA KU JIRAY AAD LA II ILAALINAYO SIDA MADAXWAYNAYAASHA BABUURTA ISKU MIDKA AH LAGU QAADO ANA AAD BAN […]
Riyada jin aan la dagaalamayo oo isna i dhunkanayo

Su’aasha: Asc waxaan ku riyooday Jin suurada qof ehelkeyga ah leh oo aan ceynayo asna I dhunkanayo oo afka inuu afka Ii geliyo rabo ana aan ka cararayo. Jawaabta: Waxay tilmaamaysaa inay jiraan arrimo dhib kugu hayo oo aadan ka hortagi karin oo aad ka baqayso inaad waajahdo, waxaa lagaa rabaa inaad Alle magangasho oo […]
Waxaan ku riyooday aniga oo caano iyo cunto kala Soo baxaya sariir hoosteed

Su’aasha: Asc wll waxaan ku riyooday aniga oo caano iyo cunto kala Soo baxaya sariir hoosteed kadibna waxaan cabayaa caanihii hadana waxaan niyada iska leeyahay caanahan qof amuu dhigtay aad cabtay Half ayaan Soo reebay waan dhigay Caanahana waxay ahaayeen caana Xoolaad. Jawaabta: Riyada wax weyn ayay tilmaamaysaa oo ku saabsan noloshaada, caanaha waa khayr […]
Riyada walaasha oo meel biyo ka dhaaminaysa

Su’aasha: Asc waxan ku riyooday gabar ila dhalatay labajeer hal habeen waxan ugu imid meel ciid gaduud ah ayadoo biya ka dhaaminaysa waxan meeshii ka helay dhagax qurux badan markaas ayaan iri bilihii fasaxa waxaan macdan karaadinayay buura Afghanistan markaas ayan kacay masana seexday waxan arkay markale ayadoo fadhisa goor galab ah meel xeeb camal […]
Marka caado igu dhacdo kacsi daran ayaan dareemaa maxaa keeno

Marka caado igu dhacdo kacsi daran ayaan dareemaa maxaa keeno Su’aasha: Asc waxa ahay gabar an wali guursanin 23 jir waa ahay waxa isku arkaaa xiliga caadada I joogto an said kacsado an galmada u baahanhay laakin waa is mashquuliya gabdha an aqano ayaan weydiyey ma aragno igu dhahan qof caado u joogto kacsi saaid […]
Riyada dilka shebeelka markuu kusoo weeraro

Riyada dilka shebeelka markuu kusoo weeraro Riyada: sce maxa lagu fasiri karaa qofki arko asoo dilayo shabeel aad u orod badan oo xoog badan leh mar hore shabeelka wa soo weeraraa markaas qofka aya ka adkaanayo wuu dilayaa. Fasirka: Saheeblka wuxuu astaan u yahay qof awood leh ama qof madax ah oo adag qofkii shabeel […]
Riyada bisad ila hadashay xumaana iga celisay Amar Alle

Su’aasha: ASC ALLAH MAHADLEH WAADKU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANOO LA JOOGA GABADH AAN JAAR NAHAY KABACDI WAXAAN KATAABTAY AMA SALAAXAY NAASAHA IYO FARJIGA KABACDI WAXAY IGU TIDHI WAXAAD IIGU TIBAADAA HUTELKA QOLKA 9AAD HOTEL KII AYAAN TAGAY AY JOOGTAY FURIHII AYAA LA ISIIYAY WAAAN DHAQAAQAY […]

