Gows xanuunka iyo sida loo joojiyo
Gowska markuu bololo wuxuu noqonayaa mid madooban qofka aad buu uga dareemayaa xanuun siiba marka uu cunayo cunto waayo cuntada ayaa dhexda ka gasho ileen wuu boqsan yahay markaas aad buu u xanuunayaa qofka ma seexan karo waxna ma qabsan…