Ciddida qaababka loo ilaaliyo halkaan ka tixraac
Ciddida waxay ka mid tahay waxyaalaha Ilaahay CAZZA WA JALLA nagu qurxiyay waxay ka difaacaysaa maqaarka inuu dilaaco, waayo waxaa lagu gunuday meelaha jirka ku dhammaado, sidoo kale haddii ciddadu jiri lahayn qofka faraha wax kuma qaban…