Browsing Category

Fatwada

Shukaansiga ma xaaraan baa

Shukaansiga ma xaaraan baa Su'aasha: Waxaan rabaa inaan ogaado shukaansiga xaaran inuu yahay iyo in kale, dad badan ayaan ka maqlay iyagoo dhahayo shukaansiga dumarka diinta ma oggola hadaba maxaa la dhihi karaa arinkaas. Jawaabta:…

Kabaha goormaa lagu tukan karaa

Axaadiis ayaa kusoo aroortay in lagu tukan karo kobaha. Axaadiis dad badan ayaa qalad ka fahmay. Kabaha in lagu tukado waxaa shardi ah in ay daahir yihiin iyo inay tahay meesha lagu tukanayo meel munaasib ku ah kabaha. tusaale ahaan…

Hotel dofaar lagu gado maka shaqayn karaa

Su'aasha: Waxaan ku noolahay wadamada yurubta waxaan ahay qof dhalin yar ah waxan shaqo ka helay hotel oo weyn ku yaalla meel muhim ah oo dad hanti leh ay yimaadaan, marka hotelka waxaa lagu iibiyaa hilibka doofaarka iyo khamriga meesha…

Caanaha geela weysada ma jabiyaan

Caanaha geela weysada ma jabiyaan Su'aasha: Caanaha geela weysada ma jabiyaan sida hilibka geela oo kale, waxaan maqlay xadiis ayaa kusoo arooray tilmaamaya in caanaha geela ay weysada jabiyaan. Jawaabta: Hilibka geela inuu…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More