Falka “TAKE” ee English-ka siduu u shaqeeyo
Afka ingiriiska wuxuu leeyahay falal markay la xiriiraan falkaabyada qaar macne cusub ayay yeelanayaan, waxaa ka mid ah kuwaas falka "take" oo is badbadalaya hadba markuu raaco falkaab cusub.
Afafka marka la baranayo fiiro gaar waa in…