Afar erey English ah oo dadka aad ay isugu qaldaan
Ereyadan dadka afka ingiriiska baranaya aad bay isugu qaldaan, maxaayeelay dhawaaq ahaan aad bay isugu dhow yihiin, laakin xarfaha way ku kala duwan yihiin.
Qofka waa inuu si fiican u eegaa marka uu xifdinayo waana inuu u lahaadaa daymo…