Caqliga soomaaliyeed iyo bilicda dalka
Soomaali waxay ka mid tahay dalalka Ilaahay siiyay dhul aad u fiican oo doog ah oona leh dhul saxraa dhul bad leh dhul beero leh iyo xoolo kala duwan.

laakin dadka soomaaliyeed waxaa lagu tiriyaa inay yihiin dadka ugu yaabka badan iyagoo sidaas oo dhan ah ayay haddana yihiin dadka ugu xun dhinaca shaqada iyo dawladnimada iyo dhuuninimada.























