Site icon Daruur درور

Caloosha fadhida maxaa lagu socodsiiyaa

Caloosha fadhida maxaa lagu socodsiiyaa

Su’aasha:

Walaal maalmahaan waxaan dareemayaa calool xiran dhanka saxarada ayaa iga xiran maxaa lagu socodsiin karaa oo loo isticmaalaa.

Caloosha fadhida maxaa lagu socodsiiyaa
Caloosha fadhida maxaa lagu socodsiiyaa

Jawaabta:

Caloolfadhiga inta badan wuxuu u noqonayaa cuntada qalaylka ah, iyo biyaha in layska yareeyo, waxyaalaha caloosha socodsiiya waxaa ka mid ah cuntada jilcan oo qooyan, sidoo kale biyaha badan, iyo qudaarta iyo furuudka, waxyaalaha caloosha adkeeya waa badarka aan qoynayn.

Qofka waxaa laga rabaa inuu iska ilaaliyo calool adaygga waayo cudurada oo dhan meesha ayay ka yimaadaan.

Qofka marka uu yahay qof aan muudo saxaroorin taas waxay u keenaysaa cuduro kala duwan, laakin marka ay caloosha socoto qofka jirrooyinkiisa way yaraanayaan.

Biyaha qofka waa inuu badsadaa, biyaha caafimaad badan ayay leeyihiin, dadka soomaaliyeed badankooda biyaha waxay cabbaan kaliya marka ay oomaan. taas waa qalad qofka waxaa looga baahan yahay inuu biyaha mar kaste cabbo.

Sidoo kale caloosha waxaa jilciya sanjabiisha , sidoo kale digirta nooyadeeda kala duwa waxaa ka mid ah qaxwada, iyoo saliid macsarada, saliid seytuun, cabitaan ka kooban biyo iyo liin dhanaan, sidoo kale shaaha.

 

Ilmo labo bilood jiro oo saxarada kasoo daahdo

غالبا ما يعود الإمساك إلى الأطعمة الجافة، وقلة شرب الماء، ومن الأشياء التي تلين الأمعاء الطعام الناعم والرطب، وكذلك كثرة الماء، والخضروات والفواكه، ومن الأشياء التي تسبب الإمساك هي البطاطس غير الرطبة.
يطلب من الشخص تجنب الإمساك لأن جميع الأمراض تأتي منه.
عندما يكون الشخص لا يعاني من الإسهال ، فإنه يسبب أمراضا مختلفة ، ولكن عندما تكون الأمعاء سلسة ، تنخفض أمراض الشخص.
يجب على الشخص زيادة الماء ، والماء صحي للغاية ، ومعظم الصوماليين يشربون الماء فقط عندما يكونون عطشى. هذا خطأ يطلب من الشخص شرب الماء في جميع الأوقات.
يتم تليين البطن أيضا بواسطة الزنجبيل ، وكذلك أنواع مختلفة من الخضروات كذلك القهوة ، ويت السمسم، وزيت الزيتون ، ومشروب يتكون من الماء وعصير الليمون ، وكذلك الشاي.

In English

Constipation often becomes a dry food, and water to be reduced. Things that move the stomach include soft and peeling food, as well as plenty of water, and vegetables and vegetables. Things that strengthen the stomach are non-wet potatoes.

A person is required to avoid constipation because all diseases come from where they come from.

When a person is a person who does not have a diarrhea, this causes various diseases, but when the stomach is running, the person’s diseases decrease.

The person should increase the water, the water is very healthy, most Somalis only drink water when they are soy. This is a mistake the person is required to drink water at all times.

The stomach is also softened by ginger, and various kinds of vegetables include coffee, oil, cinnamon oil, a drink containing water and lemon juice, as well as tea.

Exit mobile version