Calaamadaha khaatumada fiican
Khaatumada waxaa laga wadaa qofka noloshiisa qaabka ay u dhamaanayso ama gabagabbada nolosha.
Qof kaste ma heli karo khaatumo suuban waxaa kaliya helaya qofkii Ilaahay siiyo.
Laakin waxaa jira astaamo oo qofka ku helo karo khaatumo wanaagsan. Waxaa ka mid ah arrimaha khaatumada wanaagsan sabab u noqon kara ikhlaaska iyo camalka suuban inuu qofka daa’imo
