Calaamad lagu kala garto muqaal ahaan gabar iyo garoob
Su’aasha:
Waxaaan ahay will dhalin yaro ah
Waxaan rabaa inaan kala garto gabar iyo garoob “ma jirtaa calaamad lagu kala garo muqaal ahaan gabar iyo garoob.

Jawaabta:
Muuqaal ahaan way adag tahay in lagu kala saaro gabar iyo garoob, laakin inta badan gabadha way ka xishood badan tahay garoobta, sidoo kale garoobta way ka dhiirran tahay gabadha, laakin taas layskuma hallayn karo, waayo waa la heli karaa garoob xishood badan iyo gabar aan xishoonin oo raga afka la gasha.
Sidoo kale naagta garoobta ah oo lasoo guursaday oo waliba mudo la qabay jir ahaan la mid ma aha gabadha aan la guursanin, naagta garoobta inta badan way kala baxsan tahay jirkeeda wuu kala daadsan yahay, taasna waa laga yaabaa inay gabdhaha qaar sidaas ahaadaan garoobaha qaarna inay jir adag leeyihiin aan kala daadsanayn.
Calaamadaha aan sheegnay lama cuskan karo waa qiyaas kaliya dhabta waxaa ogaanaya qofkii guursado oo toos u arko xaqiiqada gabadha.
Sidee ku heli karaa gabar yar oo bikro ah aana foolxumayn
Gabar bikro ah in ilmo lagu beero ma dhib bay keenaysaa
Visually it is difficult to distinguish between a girl and a girl, but often a girl is more shy than a girl, and the girl is also more courageous than the girl, but that cannot be trusted, for there is a shy girl and a girl who is not ashamed of men’s mouths.
Also, a married woman who has been married for a period of time is not physically the same as an unmarried girl, the widow is usually separated and her body is scattered, which may be that some girls may be so in the same way and some girls have a strong body and are not scattered.
The signs we have mentioned cannot be relied upon are only a measure of the truth is known by the person who marries and sees the reality of the girl directly.