Cadayga iyo caafimaadka ilkaha
Cadayga iyo caafimaadka ilkaha
Nadaafadda ilkaha diinta islaamka si xoog ayay ugu boorrisay dadka, qofka muslinka waxaa la faray inuu afkiisa nadiifiyo, waxaa lagu xiray salaadda iyo weysada.
![Cadayga iyo caafimaadka ilkaha Cadayga iyo caafimaadka ilkaha](https://daruur.com/wp-content/uploads/Cadayga-iyo-caafimaadka-ilkaha-357x210.jpg)
Maanta waxaa la ogaaday cudurro badan inay ka dhashaan wasakha afka, laakin diinteena mar hore ayay sheegtay qiimaha uu leeyahay cadayga.
wuxuu leeyahay rasuulka (SCW):
(لَوْلاَ أَنْ أَشُقَّ عَلَى أُمَّتِي– أَوْ عَلَى النَّاسِ– لأَمَرْتُهُمْ بِالسِّوَاكِ مَعَ كُلِّ صَلاَةٍ)
(Haddaanan dhibi lahayn ummadayda – ama dadka – waxaan fari lahaa caday salaad kaste)
Waxaa laga wadaa waajib ayaan ka dhigi lahaa mar kaste la gaaro salaad haddii aysan dhib u keeni lahayn ummaddayda,
marka sidaa awgeed salaad kaste waa inuu qofka afkiisa nadiifiyaa, waxaana laga wadaa marka uu weysaysanayo, maxaayeelay
markaas wuu dhaqayaa afka, laakin marka salaadda la galayo caday markaad afkaaga ku wareejiso
waxaa laga yaabaa inuu wax badan soo kiciyo meel aad ku tufto ma joogtid marka waxaa habboon xiliga waysada si aad u dhaqdo afkaaga marka aad cadayso.
Today many diseases have been found to be caused by oral dirt, but our religion has already stated the value of toothpaste.
It is said that I would make it obligatory to pray every time if it would not cause harm to my nation,
so every prayer must clean the person’s mouth, and it is said that when he is fasting, because then he washes his mouth,
but when the prayer is entered, brush when you move it around your mouth
it may raise a lot of things where you can spit when it is appropriate for the time to wash your mouth when you make it clear.