Cabsida joogtada ah maxaa keeni kara
Su’aasha:
Waxan idinka codsanayaa inaad iga jaahilbixisan cabsida daran qofka uu dareemayo gaar ahan habeenka markii hurdi rabo maxaa daawo u ah ?
Jawaabta:
Cabsida sababo badan ayay ka dhalataa, waxay ka dhalan kartaa inaad joogto meel aan amaan lahayn ama inaad ka baqayso dad laga yaabo inay wax kugu sameeyaan.
Waxaa kaloo dhici karto cabsi ka dhalato shakiga iyo fikirka qofka.
Marka waxaad ku dadaashaa inaad akhrisato adkaarta hurdada markaad fuusho sariirta.
Sidoo kale akhriso quraanka mar walba.
Waxaa kaloo aad ku dadaashaa cuntooyinka hurdada keeno sida toonta oo kale.
Cabsida gabdhaha sheeko khayaali yaab badan
Fear can be caused by many reasons, it can be the result of being in an unsafe place or being afraid of people who might do something to you.
There can also be fear arising from one’s doubts and thoughts. So you try to read the difficulty of sleeping when you get into bed.
Also read the Quran regularly.
You can also try foods that induce sleep like garlic.