Caanaha daasada nafaqo ma laga helaa

Caanaha daasada nafaqo ma laga helaa

Caanaha daasada nafaqo ma laga helaa Su’aasha: Asc dr waxaan kuwaydiin lahaa caanaha daasada ama caana boodhaha nafaqo ma laga helaa sidoo kale dr waxaan maqlay hadii shaaha lagu darsado in lagu naaxo ama lagu cayilo maxaa kajira dr thanks. Jawaabta: Caanaha boorka ama  caanaha daasada ama caanaha gasaca waa caano caadi ah lagu qalajiyay […]