Site icon Daruur درور

Caaga bonbilaha oo raga ku raaxeystaan dambi miyaa

Caaga bonbilaha oo raga ku raaxeystaan dambi miyaa

Su’aasha:

Caaga bonbilaha ah oo xubnaha taranka dumarka loo sameeyay hadan isticmaalo siigo miyaa mise sidokale caagas hadan biyo iska keeno danbi miyaa

Caaga bonbilaha oo raga ku raaxeystaan dambi miyaa
Caaga bonbilaha oo raga ku raaxeystaan dambi miyaa

Jawaabta:

Siigada waxaa lagu qeexaa inaad biyaha isaga keento ama aad ku raaxaysanto wax xalaal aan kuu ahayn sida gacantaada ama wax kale oo la mid ah oo raaxo kuu keeni kara oo aad biyaha ku keeni karto.

Marka caaga loo sameeyay qaabka xubinta taranka dumarka oo raga ay kasoo gataan dukaamada iibiya waxyaalaha noocaas ah waa dambi qofkii biyaha isaga keenana wuu siigaystay, sidoo kale waxaa la mid ah dumarka soo iibsada caaga geedka ninka u eg oo ay ku siigaystaan, dhamaan waa xaaraan waana dambi.

Qof aan deyn ku lahaa ayaa si kedis ku dhintay sideen u cafiyaa

When plastic is made in the form of female genital mutilation and men buy it from shops that sell such things, it is a crime and the person who brings water to him has given it away, and it is also the same for women who buy plastic that looks like a man’s tree and they give it, all is forbidden and it is a crime.

Exit mobile version