Bush oo pizza u qaybinaya Shaqaalaha Federaalka sirriga

Bush oo pizza u qaybinaya Shaqaalaha
Bush oo pizza u qaybinaya Shaqaalaha

Shaqaalaha Federaalka maraykanka aan wali lacag qaadanin muddo bil laga joogo ayaa madaxweynaha hore ee Maraykanka Busha u qaybinaya cunto Pizza ah.
Khilaaf dartii oo ka taagan labada xisbi ayaa keenay inay mushaarada federaalka Maraykanka soo daahaan, marka Busha ayaa maanta u qaybiyay shaqaalaha sirta loogu talaggalay inay dowladda ugu shaqeeyaan

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More