Site icon Daruur درور

Bowdada iyo simanka waxa lagu yareeyo

Su’aasha:

Asc wll su.aasha aan qabo waxey tahy bowdada ama simanka maxaa yareya)mideda kale emailka hadan si qaldan uqoray iyo hadan saxay kalama aqano jawabteyda people kaso dhika )ee foomkan labuxinayo wey iska fiicned in aad afsomali kaga so dhitan sida kun sagal boqol iyo lexdan uqoran oo kale mahadsanidin

Bowdada iyo simanka waxa lagu yareeyo
Bowdada iyo simanka waxa lagu yareeyo

Jawaabta:

Waxa ugu fiican lagu yareeyo oo socodka badan iyo jimicsiga iyo inaad badsato qudaarta waa inaad iska yareysaa cuntooyinka burka ka sameysan sida rootiga iyo baastada, socodka badan iyo jimicsiga miisaan badan ayay kaa ridayaan haddii aad daaimto.

Midda kale inshaa Allaah waan ka dhigi doonnaa af soomaali mid u tarjuman foomka si dadka qaarkii ay u awoodaan inay wax kusoo qoraan

Exit mobile version