Booliska USA iyo Yurub oo arrin fiican ku dhaqaaqay

Nacaybka muslimiinta oo sii kordhaya, siiba xagjirka caddaan xaggooda.

falka argagixisada shalay dhacay ayaa laga baqayaa inuu meelo kale ka dhaco.

booliska wadamada qaarkooda ayaa waxay bilaabeen inay ilaaliyaan masaajidda wadamada reer galbeedka ka dhisan.

Booliska oo bilaabay arrin fiican
Booliska oo bilaabay arrin fiican
Booliska reer galbeed
Booliska reer galbeed
Booliska reer galbeed
Booliska reer galbeed

islamarkii ayaa boolis la geeyay masaajidda qaarkooda oo ka ilaalinaya dadka xagjirka gaalada oo raba inay msulimiinta kasoo saaraan.

ninka shalay fuliyay falka foosha xumaa ayaa aaminsanaa afkaar halis ah oo tilmaamysaa cadaawadda weyn ay u hayaan gaalada dadka muslimiinta ah.

dadka ku nool wadamada gaalada waa inay aad uga digtoonaadaan amaankooda.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More