Boobka iyo xatooyada islaamka muxuu ka qabaa
Boobka wuxuu ka mid yahay fasahaadinta dhulka, diinta islaamka aad ayay uga digtay qofka muslinka inuu boobo hantida dadka, boobka iyo dhaca waxay ka mid yihiin dambiyada waaweyn oo naarta lagu mutaysto, boobka waxaa soo galaya xatooyada iyo qishka iyo khiyaanada dadka siiba marka la rabo in hantida laga dhaco.
