Biyaha ninka ka yimaada markuu akhriyo sheeko raaxo leh

Biyaha ninka ka yimaada markuu akhriyo sheeko raaxo leh

Su’aasha:

scw wad salaman tihiin waxan isku arkaa markaan soo xusuusto galmo ama sheeko wasmo an akhriyo biyo badan qoyaan ah iga imaanaya anoon daremin inay soo baxan kastuumada iyadoo qoyan ah ayan arka biyahaas caafimaadka dhib miyay u keenan teeda kale biyahas qofka soo raaxo daremaya haday kasoo baxan qubeys miyaa laga raba?

Biyaha ninka ka yimaada markuu akhriyo sheeko raaxo leh
Biyaha ninka ka yimaada markuu akhriyo sheeko raaxo leh

Jawaabta:

Sheekooyinka raaxada kuu keenaya waxay kuu jidiidi karaan inaad wax sii raadiso, raaxo waxaa ugu macaan guur wixii taas kasoo harayna waa been.

Biyaha kaa imaanaya marka aad akhriso sheekada galmada waa biyaha madyiga loo yaqaano ama kuulato dadka qaarkii ay dhahaan, biyahaas mani ma aha qubaysna ma waajibiyaan, biyaha manida astaamo ayay leeyihiin lagu garto webka daruur ayaad ka dhex raadin kartaa.

Ina badan ayaan ka jawaabnay su’aalo kusaabsan qubayska iyo janaabada iyo qaabka ay ku waajibaan.

The stories that bring you pleasure can lead you to look for something. The sweetest pleasure is marriage and what is left is a lie.

The water that comes from you when you read the sex story is the water that is known as the water that is known or used by some people who say, that water is not a bath and it does not oblige, the water of the sperm has signs that can be recognized on the web in a cloud.

We have often answered questions about bathing and bathing and how they are obligatory.

قالوا: على امرأة تدلّ على النساء. فأتاها فقال لها: ابغني امرأة. قالت: صفها لي.
قال: أريدها بكرا كثيّب، أو ثيّبا كبكر، حلوة من قريب، فخمة من بعيد؛ كانت في نعمة فأصابتها فاقة، فمعها أدب النعمة وذل الحاجة، فإذا اجتمعنا كنا أهل دنيا، وإذا افترقنا كنا اهل آخرة. قالت: لقد أصبتها لك. قال: وأين هي؟ قالت: في الرفيف الاعلى من الجنة فاعمل لها!
وسئل اعرابي في النساء، وكان ذا تجربة وعلم بهنّ؛ فقال: أفضل النساء أطولهن إذا قامت، واعظمهن إذا قعدت، وأصدقهن إذا قالت؛ التي إذا غضبت حلمت، وإذا ضحكت تبسمت، وإذا صنعت شيئا جوّدت؛ التي تطيع زوجها، وتلزم بيتها؛ العزيزة في قومها، الذليلة في نفسها، الودود الولود، وكل أمرها محمود
ابغني امرأة بيضاء مديدة، فرعاء جعدة؛ تقوم فلا يصيب قميصها منها إلا مشاشة منكبيها، وحلمتي ثدييها، ورانفتي أليتيها.
وقال الشاعر:
أبت الروادف والثّديّ لقمصها … مسّ البطون وأن تمسّ ظهورا
وإذا الرّياح مع العشيّ تناوحت … نبّهن حاسدة وهجن غيورا

Anoo umul ah ayaa janaabo igu dhacday qubeys maa igu waajibayo

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More