Biyaha lagu magacabo madida xukunkooda Fatwada By Su'aalaha On Jan 29, 2022 1,074 0 Su’aasha: Asc bahda daruur wan idi salamay dhamantin inta kadib Suashaydu wa biyaha kayimada qofka marku darenkisu kaco laguna magacabo madida xukunkeda dinta ay kuxukuntay markay jirka iyo dharka kagarto iyo qabka la iskaga nadifiyo mahadsanidin Alah idin xifdiyo Biyaha lagu magacabo madida xukunkooda Jawaabta: Biyaha kuulatada ama madyida waa nijaaso faahfaahin dheeraad ah waxaad ka helaysaan su’aalahan horay looga jawaabay: Dhacaanka Istiinka Raga Nijaas Miyaa Biyaha Kuulatada “Madyiga” Hadday Qalallaan Wax Ma Nijaaseeyaan Biyaha MadyidaBiyaha NinkaDhacaanka Cambarkakuulatada 0 1,074 Share