Beenlowga maxaa lagu gartaa

How to know the liar

Su’aasha:

waxaan rabaa inaan garto qofka been ii sheegaya astaanaha qofka beenta ii sheegaya waa sidee fadlan ii qeexa beenta maxay tahay.

Beenlowga maxaa lagu gartaa
Beenlowga maxaa lagu gartaa

Jawaabta:

Beenta qofka sheegaya waxaa iska cad yahay beenna waxaa laga wadaa waxa khilaafsan waaqaca waa dhabta ah, qofka beenta sheegaya astaamaha lagu garto waa cabsida iyo shakiga, sidoo kale kuma soo celin hadalka uu horay u sheegay haddii laga dalbo inuu kusoo celi sidii hore uma sheegi karo waxay ka mid tahay caalamada beenlowga lagu garto, carabta waxay dhahaan:

(إذا كنت كذوبا فكن ذكورا)

(haddaad tahay beenlow ahow qof xusuus badan)

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More