Bararka iyo dhacaanka uraya ee xubinta taranka dumarka

Bararka iyo dhacaanka uraya ee xubinta taranka dumarka

Su’aasha:

waxan jiraa sodon iyo afar sano waxan isku arkay dhacaan badan oo ure uqumun leh oo cad waxaa kaloo la socda barar gudaha iyo banaanka xubinta taranka farjiga oo aad u soo fuursan maxaa sabab u ah maxase lagu daawyn karaa.

Bararka iyo dhacaanka uraya ee xubinta taranka dumarka
Bararka iyo dhacaanka uraya ee xubinta taranka dumarka

Jawaabta:

Waxaa lga yaabaa inuu jiro caabuq daran waxaa aad u fiican in dhakhtarad aad u tagto si ay kuu baarto oo ay u ogaato cudurka waxa uu yahay, waxaa lagu daaweyn karaa guud ahaan Ciprofloxacin oo loogu talagalay inuu daaweeyo caabuq farjiga iyo daawada lagu magaaco Flagyl isagana wuxuu ka hortagaa bakteeriyada iyo caabuqa xubinta dumarka wuxuu ka nadiifiyaa bakteeriyada, waxaa fiican inaad dhakhtarad ka wareysato intaadan adeegsanin daawooyinkaas, bararka siilka dumarka qaar ayuu qabsadaa, waxaa soo bararaya gudaha iyo faruuryaha siilka ilaa kintirka.

 

Gabar 18-jir ayan ahay balbal iyo dhacaan baa i wareeriyay

Hooyo markii ay uur qaado 4 bilba wixii ka dambeeya galmadu dhibeyso

There may be a serious infection, it is best to go to a doctor to examine you and find out what the infection is, it can be treated with general Ciprofloxacin for treating vaginal infections and the drug called Flagyl. It prevents bacteria and infection of the female organ and cleans it from bacteria, it is better to consult a doctor before using these drugs.

 

إذا تعفنت الرحم وله باب – مفرد ويعرف جوهره من لون الطمث المجفف في الخرقة ومن لون الطمث في نفسه.

وأما الثاني فلمثل أسباب سيلان مني الرجل فإن كان بلا شهوة فالسبب فيه ضعف الرحم والأوعية واسترخاؤها

وإن كان بشهوة ما ولذع ودغدغة فسببه رقة المني وحدته ؤربما كان السبب فيه حكة الرحم فتؤدي دغدغته إلى الإنزال.

وصاحبة السيلان تعسر نفسها وتسقط شهوتها للطعام ويستحيل لونها أو يصيبها ورم ونفخة في العين بلا وجع في أكثر

وربما كان مع وجع في الرحم. العلاج: أما سيلان المني منهن فيعالج بمثل ما يعالج ذلك في الرجال

وأما السيلانات الأخرى فيجب أن يبتدأ فيها بتنقية البدن بالفصد والإسهال إن احتيج إليها ثم بحقن الرحم

اولا بالمنقيات المجففة مثل طبيخ الإيرسا وطبيخ الفراسيون وبدلك الساقين بأدهان ملطفة مع أدوية حادة

مثل دهن الإذخر بالعاقرقرحا والفلفل ثم يتبع بعد ذلك بالقوابض محقونة ومشروبة. والمحقونة

أعمل بعد الاستفراغ وهي مياه طبخ فيها مثل العفص وقشور الرمان والأذخر والآس والجلنار

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More