Siigada waan joojiyay laba isbuuc kahor hada waxan isku arkay markan qof dumar ah lakulmo an yara bashaliyo inuu xiininyaha i xanuunayo maxa keenay maxase udaawa ah.
Jawaabta:
Siigada iska ilaali sidoo kale naag aadan qabin iska ilaali, dambiga ka fogow taas waa iga waano marka hore.
Midda labaad qofka marka uu kacsado oo aan biyaha ka bixin waxaa xanuunaya xiniinyaha, taasna waxaa keenaya kacsiga uu dareemay oo aan biyaha ka bixin.
Waxaa laga yaabaa inay bararaan maxaayeelay biyaha ayaa meesha ku reebmaya.