Balbalka kaadida waxa keena
Balbalka kaadida waxa keena
Su’aasha:
Mararka qaarkooda waxaan isku arkaa kaadida oo aad u gubta balbal daran muddo badanna waan fadhinayaa isla markii igama dhamaato waxaan dareemayaa inay kaadi badan i hayso mana i hayso sabahaas maxaa keeno.

Jawaabta:
Balbalka ama hurka kaadida waxaa laga wadaa marka ay kaadiada qaska soo marayso inuu qofka dareemo balbal daran wuxuuna soconaayo daqiiqado mararka qaarkooda saacado afrka engilish waxaa la dhahaa “Dysuria” dumarka ayuu ku badan yahay balbalka kaadida sidoo kale dadka da’da ah ayuu ku badan yahay marka raga loo eego.
waxa ugu muhimsan keena waa caabuqa ama Infakshinka kaadi mareenka ku dhaca sidoo kale kelida ama guska afkiisa waxay u badan yahay inay bakteeriya sabab u tahay.
wuxuu ka imaan karaa caabuqa kaadihayska oo lagu dhaho afka english: “Cystitis” waa cudur ku badan dumarka da’doooda u dhexeysa labaatan ilaa konton sano.
inta badan wuxuu ku imaanayaa bakteeriya inay kasoo gasho ibta xiliga galmada ama in lagu tirtirto teshuu futada iyo siilka iayadoo labada layskula tirtirayo illeen saxarada waxay wadataa bakteeriya oo gali karta farjiga haweenka siiba dumarka, waxaa kaloo uu ka imaan karaa borostaatada inay bararto raga da’da weyn ayay ku dhacdaa inta badan.
Waxaa kaloo keeni kara balbalka kaadida caabuqa keliyaha Infakshinka oo lagu dhaho afka ingiriiska: “Pyelonephritis” taasna waxay ku timaada mara ay gaarto bakteeriyada keliyaha waxayna kaga timaada xaga kaadihayska taasna waxay ku badan tahay haweenka iyo naagaha uurka leh iyo dadka sokorta qaba iyo dadka qaba dhagxaanta kaliyaha.
waxaa kaloo uu ka imaan karaa caabuqa ibta oo lagu dhaho afka engilishka “Urethritis” inta badan waxaa keena cudurada galmada laysaga qaado sida jabtada “Gonorrhea” iwm.
Waxaa kaloo keena caabuqa siilka taasna waxaa dhici karta bakteeriyada cambarka inay sabab u tahay
Kaadida Ayaa Dhib Igu Haysa Saaid Ayay ii Gubtaa
Causes of urinary tract infections
Urinary incontinence is when a person feels a strong urge to urinate and lasts for minutes or sometimes hours. In English, it is called “Dysuria”. Urinary incontinence is more common in women and is also more common in older people than in men.
The most important cause is an infection or infection that occurs in the urinary tract, as well as in the vagina or penis, which is most often caused by bacteria.
It can come from a bladder infection, which is called “Cystitis”, a disease that is common in women between the ages of twenty and fifty.
It usually comes from bacteria entering the vagina during sex or from wiping the anus and vagina with each other because feces carry bacteria that can enter the vagina of women, especially women. It can also come from an enlarged prostate, which occurs most often in older men.
It can also cause urinary tract infection. The infection is called “Pyelonephritis” and this occurs when bacteria reach the kidneys and comes from the bladder and this is more common in women and pregnant women and people with diabetes and people with kidney stones.
It can also cause an infection of the urethra which is called “Urethritis” in English and is usually caused by sexually transmitted diseases such as gonorrhea etc.
It can also cause vaginal infection and this may be caused by the bacteria of the vagina