Bajiyada maxaa laga faa’idaa xaga caafimaadka

Bajiyada maxaa laga faa’idaa xaga caafimaadka

Bajiyada ama bajiyaha maxay jirkaaga ku samaysaa siiba caloosha.

Faaidada laga helo bajiyada
Faaidada laga helo bajiyada

Bajiyada waa cunto meel kasta laga yaqaano laakin qaabab badan ayaa loo sameeyaa si kasta ha ahaatee faai’dada ay leedahay ugu weyn waa inay socodiisaa caloosha.

sidoo kale mindhicirada waa weyn waxay siisaa dhaqdhaqaaq oo reebaya calool fadhiga sidaa awgeed marka aad bajiyo cunto waxaad arkaysaa neef badan.

Bajiyada maxaa laga faa'idaa xaga caafimaadka
Bajiyada maxaa laga faa’idaa xaga caafimaadka

sidoo kale digirta vitimino ayay leedahay soomaalida bajiyada waxay ku cunaan basbaas la shiiday oo liin iyo cusbo lagu daray laakin carabta waxay ku cunaan ukun fuursan iyo muufo ama ceesh.

sidoo kale soomaalida waxay u badan yihiin inay cunaan bisha Ramadaan laakin carabta quraac ahaan bay u cunaan siiba dalka masar  aad boo loogau cunaa.

BAJIYO IYO WAXTARKA AY LEEDAHAY
BAJIYO IYO WAXTARKA AY LEEDAHAY

waxaa lagu magacaabaa afka carabiga   طعمية  dacmiya siiba dalka Masar iyo suudaan, laakin dalka Yemen waxaa la dhahaa   الباجية   baajiya dallka kale waxaa lagu magacaabaa  فلافل   falaafil , waxaana laga keenay dalka Masar.

 

Cuntada makhaayadda iyo mida guriga dhanka caafimaadka

 

It is called in Arabic طعمية da’amiya removes From Egypt and can, but in Yemen it is called الباجية the other country is called فلافل falaafil, and it is from Egypt.

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More