Riyooyinka - Dreams Riyada anoo Jaamacad galayo Maajid Nov 5, 2021 0 Su'aasha: Asc waxaan ku riyooday aniga oo Jaamacad tagayo oo aan kuliyad dookhanayo waxaan u tagay macalin Biology…
Caafimaadka - Health Dawakhaada ama madax wareerka qofka maxaa u keena Maajid Nov 5, 2021 0 Dawakhaada ama madax wareerka qofka maxaa u keena Su'aasha: Asc waxaan qaata dawooyin Cudurada typhoidka iyo…
Riyooyinka - Dreams Riyada Anigoo gaari wadaya Maajid Nov 5, 2021 0 Su'aasha: Asc waxaan ku riyooday aniga oo wadayo gaari oo aan umaleenayo in wadistiisa aan mar dhow bartay lkn Si…
Riyooyinka - Dreams Gabar ku riyootay ayeeydeed oo dhimatay iyo qubuuraha la furay Maajid Nov 5, 2021 0 Su'aasha: Asc Gabar baa waxay ku riyootay ayeeydeed oo dhimatay Wajigeeda aan Si fiican loo arkeynin qabuurihii…
Riyooyinka - Dreams Qof ku riyooday asoo masjid ku jira oo buumo xiran Abdi Nov 4, 2021 0 Su'aasha: Asc , waxaan arkay anoo misjid ku jiro , oo xiran buumo iyo sarwaal , salaad subax tukaday, waan kabaxay…
Riyooyinka - Dreams Riyada mulaca oo joodariga hoosta kaga jira Asma Nov 4, 2021 0 Riyada mulaca oo joodariga hoosta kaga jira Su'aasha: Asc wllo waxn riyodey qoroto ama muluc ku jira furashka ama…