Riyada mulaca oo joodariga hoosta kaga jira

Su’aasha:

Asc wllo waxn riyodey qoroto ama muluc ku jira furashka ama jodariga an ku jiifsado iyado hoosta kaga jirto mid weyn iyo dhowr yaryarby ahayen wan ku joogsadey waxba ima yeelin laakin wey badnayen dhowr midh.

Riyada mulaca oo joodariga hoosta kaga jira
Riyada mulaca oo joodariga hoosta kaga jira

Jawaabta:

Dad cadow ayaa jira oo kuu dhow oo kaa taagan meel aadan ka filanaynin, riyada bulaca ama mulaca sariirta ama firaashka hoostiisa ku jira waa cadow qarsoon marka waxaa lagaa rabaa inaad ka digtoonaato dadka xunxun oo ay xumaanta ka suuroobi karto, waliba dadka cadow kugu ah hal iyo labo ma aha waa dad badan.

Riyada qorato anoo dilay kadib kuwo kale ii ymid

There are enemies close to you and standing where you least expect them. Dreaming of a snake or a snake under your bed or mattress is a hidden enemy, so you need to be careful of bad people who can cause harm. Also, your enemies are not one or two, they are many.

Leave a Reply