Site icon Daruur درور

Australia maxay 10.000 geel u leynaysaa

Australia maxay 10.000 geel u leynaysaa

Australia oo sheegtay inay dili doonto wax ka badan 10.000 geel, waxayna u adeegsan doontaa dayuurado helicopter taasna waxay sabab uga dhigtay in biya la’aan ka jirto koonfurta dalkaas marka waa daruuri ah in la laayo geela.

Australia maxay 10.000 geel u leynaysaa
Australia maxay 10.000 geel u leynaysaa

Australia waxaa kaloo ay sheegtay geela inay sabab u tahay kulaylka adduunka ka jira iyo roob la’aanta.

Taas wax caqli gal ah ma aha, hadduu ahaan lahaa doofaar sidaas uma gali lahayn, aaway kuwa dhihi jiray muslimiinta waxay ku xadgudbaan xoolaha marka ay qalayaan ciidda adxaa?!.

aaway reer gaalbeedka ku faani jiray in loo naxariisto xayawaanka?!.

waxaad ogaataan waxaasoo dhan inay been yihiin, xayawaanka ay difaacayaan  waa eeyaha iyo doofaarada oo xanaaneentooda ay shaydaan ugu dhowaadaan.

Australia maxay 10.000 geel u leynaysaa
Australia maxay 10.000 geel u leynaysaa
Australia maxay 10.000 geel u leynaysaa
Australia maxay 10.000 geel u leynaysaa
Australia maxay 10.000 geel u leynaysaa
Australia maxay 10.000 geel u leynaysaa
Australia maxay 10.000 geel u leynaysaa
Australia maxay 10.000 geel u leynaysaa
Australia maxay 10.000 geel u leynaysaa
Australia maxay 10.000 geel u leynaysaa
Australia maxay 10.000 geel u leynaysaa
Australia maxay 10.000 geel u leynaysaa

Ilaahay markuu usoo diray reer Thamuud hal geel oo mucjiso ahayd way dileen nabi Saalix (CS) dadkiisa wuu kala hadlay Quraanka kariimka ayaa inoo sheegaya qisadaan Alle wuxuu yiri asoo tilmaamaya arrinkaas:

(وَإِلَىٰ ثَمُودَ أَخَاهُمْ صَالِحًا ۗ قَالَ يَا قَوْمِ اعْبُدُوا اللَّـهَ مَا لَكُم مِّنْ إِلَـٰهٍ غَيْرُهُ ۖ قَدْ جَاءَتْكُم بَيِّنَةٌ مِّن رَّبِّكُمْ ۖ هَـٰذِهِ نَاقَةُ اللَّـهِ لَكُمْ آيَةً ۖ فَذَرُوهَا تَأْكُلْ فِي أَرْضِ اللَّـهِ ۖ وَلَا تَمَسُّوهَا بِسُوءٍ فَيَأْخُذَكُمْ عَذَابٌ أَلِيمٌ)

(Waxaan u dirnay Thamuudna walaalkooda (Nabi) Saalax, wuxuuna yiri dadkaygiyow Caabuda Alle wax ka soo haray Ilaahay idiinma sugnee, waxaa idiin ka timid xagga Alle xujo (Cad) tanna waa hashii Alle, waxayna idiin tahay Calaamo, ee iska daaya ha ka cunto dhulka Alle hana ku taabanina xumaan oo markaas idin qabto cadaab daran).

Exit mobile version