Astaanta cusub ee corona virus oo lala yaabay
rare signs of corona virus in China
Corona virus wuxuu leeyahay astaamo lagu garto oo ka mid a:
qandho iyo qufac qalalan iyo jir xanuun iyo neef ciriiri iyo urka iyo dhadhanka inuu qofka ka tago astaamahan ayaan ugu caansan.
guud ahaan wuxuu u eg yahay hargabka oo qandhada wata.
laakin waxaa la arkay astaamo kale oo yaab badan.
Waxyaalaha yaabka badan oo uu sabab u noqday corona virus waxaa ka mid ah
dad cadaan ahaa oo madow noqday.
