Astaamaha qaangaarka wiilasha iyo gabdhaha siday diinta ka qabto
Ninka iyo naagta ama wiilka iyo gabadha waxay ku qaangaaraan astaamo ay ka mid yihiin timaha shuunka ama timaha xubnaha taranka gabadha dhiig inuu ka yimaado sidoo kale wiilka iyo gabadha inay shawa keenaan ama biya.
laakin waxaa isweydiin mudan haddii aysan arkin gabadha ama wiilka wax astaan ah maxaa astaan u noqon kara.
culimada qaar waxay ka dhigeen da’da marka ay gaarto 15 toban waxaana ka mid ah imaam shaafici, kuwa kalena waxay ka dhigeen da’da inay gaarto 18 sano waxaana ka mid ah imaam abuu xaniifa.
qaangaarka waxaa ka dhalanayso masuuliyad qofka marka uu qaangaaro dambiyada waa loo qorayaa wiil iyo gabar wuxuu yahayba.
Biyaha durbaba soo noqonayo uurka miyay saameeyaan
A man and a woman or a boy and a girl come of age with signs such as the hair of the hair
But it is worth asking, if they do not see the girl or the boy, what can be a sign?
Some scholars have made the age of 15 ten, including Imam Shafi’i, while others have made the age to reach 18 and include Imam Abu Hanifa.
Adulthood results in liability when a person comes of age. Crimes are written for boy or girl.