Astaamaha ninka xun lagu garto oo aan guri dhaqi karin

How to know non good men

Astaamaha ninka xun lagu garto oo aan guri dhaqi karin

Ninka xun astaamaha lagu garto way badan yihiin laakin waxaan soo qaadaneynaa astaamaha ugu muhimsan.
Ninka xun astaanta ugu horreyso lagu garto marka uu gabadha shukaansanayo wuxuu ka dalbaa waxyaalo aan diinta oggoleyn.
sidoo kale ninka xun  wuxuu jecel yahay warka iyo isku dirka.
ninka xun waa midka aan shaqaysanin mar kaste ka helo inuu walaalihiisa ama qaraabadiisa shaxaado.
ninka xun waa qofka aan garan karin mas’uulidda saaran.
marka uu naag soo guursado sabar ma laha gurigana ma hagi karo.

Astaamaha ninka xun lagu garto oo aan guri dhaqi karin
Astaamaha ninka xun lagu garto oo aan guri dhaqi karin

sidoo kale naagtiisa kama farxin karo.
ninka xun wuxuu ka helaa mar kaste inuu xaaskiisa gumaado dulmiyo oo wax kaste ku qabsado.
haddii shaah ay usoo kariso wuxuu kasoo saarayaa ceeb iyo dhaleeco.
cuntada mar kaste ayuu caayaa oo dhaleeceeyaa.
ninka xun sirta naagtiisa ma qariyo dadka ayuu uga sheekeyaa.
ninka xun ma tixgaliyo naagtiisa familkeeda siiba hooyadeeda iyo aabbaheeda.
ninka xun aad buu u been badan yahay waa qof wax kaste ka caroodo.
sidoo kale aad buu u faanaa isagoo xitaa ah qof aan qiime lahayn.
ninka xun caruurta kuma dadaalo sidoo kale gurigiisa ma fadhiyo maanta oo dhan fadhi kudirir ayuu ku maqan yahay.
ninka xun wanaag uma hayo xaaskiisa maanta oo dhan wuxuu ku dul amaanayaa naago kale wuxuu aad u liidayaa xaaskiisa.

wuxuu jecel yahay mar kaste inuu xaaskiisa ka ashtakoodo kana sheegto meeshuu isaga ka xallin lahaa dhibaatada.
ninka xun wuxuu garaacayaa xaaskiisa  wuuna caynayaa.
ninka waa meel uma roone wax kaste kuma qanco eeddda wuxuu korka ka saarayaa xaaskiisa.

sidoo kale marka uu guriga soo galo weji kaduud ayuu kusoo galayaa lagama yaabo inuu xaaskiisa si farxad leh ku qaabilo.

gabadha haddii ay rabto inay guursato ma aha keliya inay fiiriso quruxda ninka ama hantida ninka waa inay iska eegtaa ninka ay mustaqbalka la wadaageyso maxaayeelay haddii ay eegto lacagta kaliya oo ay guursato nin xun nolosheeda ayay nacaysaa waxay galaysaa dhibaato weyn

Astaamaha ninka xun way badan yihiin waxaa la dhihi karaa waa wax kaste oo xun oo ninka ku sifoobo.

Astaamaha ninka xun waa dhib guriga kusoo gudboonaanaya guurka kadib

Ninka xaaskiisa mar kaste caay iyo aflagaaddo ku haya

Saaxiibka xaasidka maxaa lagu gartaa

خصائص الرجل السيئ الذي لا يستطيع إدارة المنزل

الشخص السيئ هو الشخص الذي لا يستطيع معرفة المسؤوليات المترتبة عليه.
عندما يتزوج من امرأة لا يملك الصبر ولا يستطيع توجيه المنزل.
ولا يستطيع إرضاء زوجته.
يجد الرجل الشرير دائما أنه يضطهد زوجته ويستحوذ على كل الأشياء.
إذا كانت تطبخ الشاي له ، فسوف يجلب العار والعار.
يهين وينتقد الطعام في كل مرة.
الرجل الشرير لا يخفي سر زوجته ، بل يخبره للناس.
الرجل الشرير لا ينظر إلى عائلة زوجته إلا أمها وأبيها.
الرجل الشرير يكذب جدا ، إنه شخص غاضب من كل شيء.
كما أنه فخور جدا بكونه شخصا لا قيمة له.
الرجل السيئ لا يهتم بالأطفال ، ولا يجلس في منزله طوال اليوم.
يحب أن يشكو إلى زوجته في كل مرة .
الرجل السيئ يضرب زوجته ويهينها.
الرجل غير راض عن كل شيء ، ويضع اللوم على زوجته.
أيضا ، عندما يدخل المنزل ، سيدخل المنزل وجها لوجه ، ولا يمكنه مقابلة زوجته بفرح.
إذا أرادت الفتاة الزواج ، فليس عليها فقط أن تنظر إلى جمال الرجل أو ممتلكاته ،

بل يجب أن تنظر إلى الرجل الذي تشاركه في المستقبل

لأنها إذا نظرت فقط إلى المال وتزوجت من رجل سيئ في حياتها ، فإنها تكرهه ، فستدخل في مشكلة كبيرة.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More