Aroos cusub baan ahay istiin waan ku kacaa laakin waa iga damaa

Su’aasha:

Asc Daruur.com, dhawaan ayaan guursaday aroos cusub baan ahay xaaskayga markan istiiminayo aad buu xubinkaygu u kacsanyahay lkn markaan Damco inan hawsha bilaabo ee aan xubinka saaro bishimaha yaryar ee cambarka xubinkygu wuu damayaa.

Aroos cusub baan ahay istiin waan ku kacaa laakin waa iga damaa
Aroos cusub baan ahay istiin waan ku kacaa laakin waa iga damaa

Jawaabta: 

Maadaama aad ku cusub tahay guurka aadna tahay qof dhalinyar ah mushkiladaada waa mushkilo nafsi ah, waxaa laga yaabaa maskaxda inay arrin kaa mashquulinayso ama inaad arrin ka baqayso, kalsoonidaada soo cesho niyaddaada cabsida ka saar.

Haddii aad ahaan jirtay raga siigadu ay dishay waxaa kugu habboon inaad siigada niyadda ka saarto oo aad ka harto oo aad bilowdo nolol cusub, kuna dadaal cuntooyinka raga u roon, waxaad ka akhrisan kartaa webka daruur, haddaad heli karto geedka Ginseng oo dabiici ah soo iibso waa geed mushkiladaas degdeg ku xallin kara.

Waxaa kaloo dhici karta in sixir jiro haddii aadan ahaan jirin qof siigada badsaday, marka waaa inaad iska daaweysaa sixirka.

قالوا: والعشقُ حركةٌ اختياريةٌ للنَّفس إلى نحو محبوبها، وليس بمنزلة الحركات الاضطرارية التي لا تدخلُ تحت قدرة العبد.
قالوا: وقد ذمَّ الله سبحانه وتعالى أصحاب المحبَّة الفاسدة الذي يُحبُّون من دونه أندادًا، ولو كانت المحبَّةُ اضطراريةً، لما ذُمُّوا على ذلك.
قالوا: ولأن المحبَّةَ إرادةٌ قويَّةٌ، والعبدُ يُحْمدُ، ويُذَمُّ على إرادتِه، ولهذا يُحْمَد مُريدُ الخير، وإن لم يفعلْه، ويُذَمّ مريدُ الشرِّ، وإن لم يفعلْه.
وقد ذمَّ الله تعالى الذين يُحِبُّون أن تَشيعَ الفاحشةُ في الذين آمنوا، وأخبرَ أنَّ لهم عذابًا أليمًا.
ولو كانت المحبَّةُ لا تُملك لم يتوعَّدْهم بالعذابِ على ما لا يدخلُ تحت قُدرتهم.
قالوا: والعقلاءُ قاطبةً مُطْبِقُون على لوم من يُحِبُّ ما يتضرَّر بمحبَّتِه، وهذا فطرةٌ فطرَ الله عليها الخلقَ، فلو اعتذرَ بأني لا أملكُ قلبي؛ لم يقبلُوا له
عذرًا

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More