Arday dhagaha ka culus baan ahay caafimaadka ma baran karaa
Su’aasha:
Waxaan ahay arday waxaan rabaa inaad igala talisaan arin culays igu haysto Dhinaca maqal ayaa dhib kaqabaas xogaa way i culus yihiin Sidaas awgeed waxaan rabaa inaan barto HEALTH OFFICIAL DEPARTMENT HADDABA XAALADAYDA CAAFIMAAD MARKA LOO EEEGO MALAGAYABAA INAAN KABAXSAN WAAYO BARADHADEEDA MADAAMO INTABADAN QALAB LA ISTICMAALO OO DHINACA DHAGAYSIGA SIDA WIISTADA MIDAN LAGU DHAGAYSTO DHAWAQA WADNAHA TALO.
