Anoo shuunka iska xiirayo ayaan dhaawac is gaarsiiyay maxaa talo ah
Anoo shuunka iska xiirayo ayaan dhaawac is gaarsiiyay maxaa talo ah
Su’aasha:
SC anoo iska xiiraya timaha hoose shuunka sakiin ayan ku xiirayay wax yar ayay ssakiinta iga jeexda meesha kintirka laga jaray
dhiig badan ayaa iga asoo baxay meesha bukaan ayay noqotay bil ayaa laga joogaa iyadoo mesha raysatay ayay hadana jeexa ka muuqdo
sida meel hilibka laga qaday camal maxaa la dhihi karaa?

Jawaabta:
Haddii dhaawaca sidaas ku reystay jeexa wuu iska tirtirmaa haka walwalin.
Waxaa muhiimsan in dhaawaca reysto, meesha maaha meel muuqato oo wejiga camal ah
Taas haka walwalin muddo kaddib sideeda inay kusoo noqoto ayay u badan tahay.
Riyada timaha jirka la xiirayo halkan ka daawo
If the wound has healed like this, the scar will heal on its own, don’t worry.
It is important that the wound heals, not a visible area on the face.
Don’t worry about that, it will most likely come back after a while.