Anoo gabar naaska ka taabanaya ayaan ku riyooday

Interpretation of a dream about touching a woman's breast

Su’aasha:

Waxaan ku riyooday anoo gabar naaska ka taabanaya marka aan naaska ka taabtay waxba ima dhahayso naaska wuxuu ahaa mid weyn gabadhana dhar ayay wadatay meeshana waxay ahayd meel banaan ah oo aan guri ahayn muxuu noqon karaa fasirka taabashada naaska gabdhaha waxay ahayd gabar aan la qabin.

Anoo gabar naaska ka taabanaya ayaan ku riyooday
Anoo gabar naaska ka taabanaya ayaan ku riyooday

Jawaabta:

Taabaashada ninka naaska waxaa lagu fasiraa marka riyo lagu arko jacayl iyo naxariis iyo dareen fiican, waxaa dhici karta gabadha inay guursato ama uur goor dhow inay yeelato hadday gabadha tahay naag la qabo.
guud ahaan naaska wuxuu tilmaamaa qurux iyo khayr waayo caano ayaa ka yimaada cunug ayaa lagu koriyaa wuxuu tilmaamaa hooyonimo, marka taabashada naaska wax xun ma aha marka riyada aad ku aragto, naaska weyn waa wanag badan.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More