Anoo dad i amaanayaan iyo gabar igu riyootay

Su’aasha:

Asc Allah macak

1 waxaan ku riyooday xalay anoo dad odayaal ahi ay aad ii amaanayaan ninkaasi waa fariid iyo hadalo kaloo amaana

2 gabadh yar oon qaraabo nahay ayaa igu riyootay anoo fooqyo dhaadheer leh oo gaadhi aad u qaaliyoo ferari ah oo nooca daaqaduhu sida shinbiraha u furman ah
ayaan waxaan ku royaaday bay tidhi adoo wata ayaan ku arkay
Allah mahadle.

Anoo dad i amaanayaan iyo gabar igu riyootay
Anoo dad i amaanayaan iyo gabar igu riyootay

Jawaabta:

Marka hore waxaan kuu sheegayaa riyo kaste si gooni usoo qor hadda kaddib.

1- riyada amaanta waxay tusinaysaa inaad ku guulaysan doonto shaqadaada iyo waxqabadkaaga.

2- Riyada gaariga iyadana waa guul iyo wanaag dhanka mustaqbalka iyo nolosha.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More