Amin arts muxuu uga soo horjeedaa Abdirahman Abdishakur

Amin arts muxuu uga soo horjeedaa Abdirahman Abdishakur

Cartesian images express a distant meaning

Abdirahman Abdishakur iyo Farmaajo yaa ku habboon inuu dalka hoggaamiyo?

amin arts abdirahman abdishakur sawir xusub
amin arts abdirahman abdishakur sawir xusub

Baraha bulshada waxaad arkaysaa dad badan taageersan labadaba

laakin waxaa isweyddiin mudan dadkaas ma qabyaalad bay ku taageerayaan mise waxay ku taageerayaan wadaninimo?

sida muuqata uma malayn maayo in soomaalida ay wadaninimo qof taageerayaan, ninka soomaaliga qabiilkiisa ayaa ka weyn dalka, sidaas ayaa iska cad.

amin arts wuxuu taageerayaa farmaajo wuxuuna kasoo horjeedaa abdirahman abdishakuur taas maxay tilmaamaysaa

amin arts muxuu u taageerayaa Farmaajo su’aashan jawaabteeda adaa lagaa rabaa?

 

 

Yaa ugu fursad badan inuu madaxweyne noqdo musharraxiinta

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More