Amin arts iyo xiisadda Soomaali iyo Kenya
Kenya maanta waxay isu malaynaysaa inay ka awood badan tahay umadda Soomaaliyeed.
dhabta marka laga hadlo, haddii shacabka soomaaliyeed iyo madaxda ay daacad isu noqdaan oo layska tuuro qabyaaladda.
Kenya wax ay samayn karto ma jiraan.
Amin arts ayaa sidaas ku muujiyay sawirkiisa.
ma aha inaad noqoto qof liita .
dalkaaga waa inaad garab istaagtaa.
dadka soomaaliyeed dhibka kaliya haysta waa qabyaaladda
haddii ay ka talaabsadaan qabiilka waa guul weyn