Amin arts iyo kooxda badda kenya u saxiixday
Siyaadda soomaali oo maalmahan holcaysa, markii ay isqabteen Kenya iyo soomaaliya kaddib.
waxaa laysku haystaa badda, amin arts oo sawir kasoo saaray dadka saxiixay heshiiska badda.
waxaa meesha ka muuqa sedex qof oo kasoo kala jeeda sedex beelood.
Sheekh Shariif oo kasoo jeeda beesha Abgaal cismaan
Cumar Cabdirashiid oo kasoo jeeda beesha Majeerteen
Abdirahman Abdishakur oo kasoo jeeda beesha Habargidir
