Site icon Daruur درور

Amin arts iyo casharka Kenya ay siiso mucaaradka

Amin arts oo sawir ka sameeyay Cumar Cabdirashiid iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur.
sawirka oo tilmaamaya in Kenya dadkaas ay dabada kasoo riixdo
Wuxuu tilmaamay inay soomaali iyaga qas ka wadaan iyo nabadgalyo ay u diiddan yihiin.

Aminarts iyo sawir kale cumar cabdirashiid iyo cabdiraxmaan cabdishakuur
Aminarts iyo sawir kale cumar cabdirashiid iyo cabdiraxmaan cabdishakuur

Aminarts oo maanta sawirkan si cad ugu weeraraya labadan qof oo ka mid ah dadka soomaaliya baddeeda Kenya u saxiixay.

He was very shameful  that is about somali sea.
tolow maxaad ka dhihi kartaa fikradda amin arts oo labadan qof ku sheegayo inay Kenya ka shidaal qaataan.

waxaa xusid mudan dad badan ayaa taageero labadan qof waxaa u badan dumar waa weyn iyo gabdho yaryar sida aad loogu shaaciyo baraha bulshada.

sidoo ka dhalinyaro badan ayaa aad ugu qanacsan fikirka ay wadaan.

siiba marka Muqdisho ay noqoto mid amaankeeda xumaaday bajaajle iga cun xabadda marka ay noqotay, maalin kaste qof bajaaj wado mar la dilayo.

farmaajo meesha ayay kaga xumaatay arrinta. madaxa iga gali beenta markay isu baddashay sheekada,  sidoo kale wadooyinka xiritaankooda ay soo badatay.

Teeda kale Farmaajo ma qof xor baa oo aan dowladaha deriska ka shidaal qaadanin?.
Aminarts ma qof Farmaajo u janjeero baa mise qof wadani ah oo dalka dantiisa ka fikirayo.
waa loo baahan yahay fikirkaaga halkan kusoo qor.

Exit mobile version